SIda aan wada ogsoonahay meesi kastaa wxuu leeyahay hees hawleed loogu heeso marka lashubayo,marka ladaajinayo, marka ay geediga tahay iyo marka la amaanayaba.
marka sida guud loo amaanayo lo'da waxay dhahaan lo'leydu:
Hadduu gamas bariGadaal uga fulo
Gaada weecshow
Goodir dhalay iyo
Geel ma dhaafsado.
Siigadaadi
Soobir geel jire
Saymo roob mood
Oo kusoo roor.
Waris wanaagsane
Wayl uu xalay
Wiil lamoodyoo
Wanqal lala damac.
Mar waxaa jirta gaar gaar lookala amaano ayaga oo uu kala fiirinaya midabadiisa iyo dabeecadaha uu gaarka layahay midabkastaa.
Giir:Giiroy baladaada waa biyo isii
Ragna baladood waa bakhaylnimo
Naago baladood waa basari kibir.
Bay: bayga dhalayow baaqin maahide barqo soo noqo .
Dhiin: dhiin mudeecow adaa dhiil wayn oo dhito u taal lagaa dhooraa.
Careef: careef camal xume Wuxuu xalay ciyay oo cargaagtamay oo carrada rogay cirkii ma intaa.
1 Comments
Masha allh wax badan bn ka faaidnay gahayr hussen
ReplyDelete