Latest Article

6/recent/ticker-posts

 







 WAA MAXAY AQAL SOOMAALI ?

Aqal soomaali waa hoyga ay dadka miyigu ka harsadaan qorraxda, ka dugsadaan roobka iyo dhaxanta.

Aqal soomaali waa guri dadan oo asal ahaan dadkii hore ee soomaalidu dhisan jireen.

MUXUU KA SAMAYSAN YAHAY AQAL SOOMAALIGU ?

Aqal soomaaligu si guud waxa uu ka samaysan yahay DHIR IYO XOOLO. Haddaan faahfaahsho sarta iyo xariga lagu maro dhigaha waxay ka samaysan yihiin haragga xoolaha, aqalka intiisa kale waxa uu ka samaysan yahay dhirta ama geedaha sida Rarada (dedka kor laga saaro aqalka) , Udbaha iyo dhigaha marka laga reebo xariga lagu maro oo harag ka samaysan saan horay usoo sheegnay.


Post a Comment

1 Comments